koromosoom-jinsi
(m.l) (-myo ..., m.dh)(baay.) Korokosoomyada xukuma xaya-waanka dhalanayaa lab iyo dheddig midka uu noqonayo. Waxay ku leeyihiin bu'da hal sinji lammaane koromosoomo oo isku kaan ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koromosoom-jinsi ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg