kow
(m.dh.t)Lambarka tirada laga billaabo oo labada ka horreeya; hal, mid; “1”. ld koow.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kow ↴
k [m.dh]
(ka') Xarafka kow iyo tobnaad ee alifka
soomaaliga, waana shibbane. ld kaaf. kaaf
w [m.dh]
(wa') Xarafka kow iyo labaatanaad ee
alifbada af soomaaliga waana shibbane.).
qaaf [m.l]
Xarafka kow iyo labaatanaad oo alifka carbeedka magaciisa. ld qa'.
Ururkii Qaramada [m.l]
Urur la sameeyey dagaalkii adduunka ee kowaad kaddib, kasoo loo dhisay horumarinta Iskaashiga caalamiga iyo ka hortagga dagaal, wuxuuna burburiyey dagaalkii II ee Adduunka.
waarikow [m.l]
Shaah aan sonkor lahayn.
xamakow [m.l]
Geed aan dhulka ka kicin oo leh laamo buurbuuran oo wada hilib iyo biyo ah oo dusha kurtummo yaryar oo badan ku leh.
yakow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Qof xujoobid.
yeegtiis [m.l] (-syo, m.dh)
Bisha ku dhammaata kow iyo soddon.
abkow [m.l] (-wyo, m.dh)
1. Awoowe. 2. Awoowe aabbihiis; abuullan.
abkownimo [m.dh]
Abkow ahaansho.
k [m.dh]
(ka') Xarafka kow iyo tobnaad ee alifka
soomaaliga, waana shibbane. ld kaaf.