Site icon Qaamuus

jawaabta

kuududiye
(m.l)

ld kuududshe.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuududiye

kuududshe [m.l]
Cudur dadka iyo duunyadaba ku dhaca oo addimadu soo laabmaan, dhaqdhaqaaqana u diida. ld kuududiye.

kuududi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Si foolxun u fariisin. ld kawdiidi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version