laabmid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg laaban¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laabmid ↴
laablaabmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laablaaban¹. ld laallaabmid.
laallaabmid [m.dh]
ld laablaabmid.
xagaldaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Baari ama culays ka batay darti, lugtu la laabmid, la daacid, la kufid. ld xagalkaddaac.
bilaabmid [m.f.dh]
eeg bilaaaban. ld billaabmid.
billaabmid [m.dh]
ld bilaabmid.
laballaabmid [m.f.dh]
eeg laballaaban¹. ld labanlaabmid.
labanlaabmid [m.dh]
ld laballaabmid.
qoolaabmid [m.f.dh]
eeg qoolaaban¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg