laabraacid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg laabraac².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laabraacid ↴
muho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-hday, -hatay)
1. Wax ku hungoobid. 2. U m.: cid ama wax kalgacayl ama rabid u qabid; uurka wax ka doonid; wax laabraacid. 3. U m.: khatar uga baqid (cid). ld maho, moho.
laabraac [m.l]
U bogid wax loo bogo oo niyadda laga jeclaysto.
laabraac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
Wax loo bogo laabta ka raacid, ka jeclaysasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg