laacdan
(m.l)1. Cayaar iyo bardoodan uu sameeyo geela da'da yar. 2. Fara ka ciyaar. ld laactan¹.
laacdan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)1. Geel da' yar bardoodamid. 2. Dad fara ka ciyaarid. ld laactan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laacdan ↴
laacdamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laacdan². ld laactamid.
laactan [m.l]
ld laacdan¹.
laactan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay)
ld laacdan².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg