laali
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cid warwareejin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laali ↴
laalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laal². ld laalis.
laalin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laali.
laalis [m.dh]
ld laalid.
yeelaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax samayn ama hindisid.
yeelaalin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yeelaali.
yoolaalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yoolaal.
alaalixid [m.f.dh]
eeg alaalax².
bulaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley taran iyo barwaaqo siin (Eebbe). 2. Wax tiradooda iyo tayadooda badin.
bulaalid [m.f.dh]
eeg bulaal². ld bulaal¹.
laa [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-laayay, -laysay)
ld lay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg