laallaaban
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bmay, -bantay)ld laablaaban¹.
laallaaban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)ld laablaaban².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laallaaban ↴
laablaaban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay)
Wax isku duudduubmay noqosho. ld laallaaban¹.
laablaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax isku duudduuban ahaansho. ld laallaaban².
laallaab [m.l]
ld laablaab¹.
laallaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
ld laablaab².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg