laandheer
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-raa, -rayd)L. ah: qabiil tira badan ama gobnimo ku faano.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laandheer ↴
laandheeraan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laandheer. ld laandheeraansho, laandheeri.
laandheeraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld laandheeraan.
laandheere [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
1. Qof qabiil tira badan ka dhashay oo gobnimo ku faano. 2. Qabiil tiro badan.
laandheeri [m.dh]
ld laandheeraan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg