Site icon Qaamuus

jawaabta

laballis
(m.l)

1. ld laballisid. Lisidda neef irmaan laba qof mar wada lisaan. 2. L. ah: caano laba caanamaal oo laysku daray ah.

laballis
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-say, -stay)

Laba qof si xoog iyo dhaqso leh neef irmaan u lisid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laballis

laballisid [m.f.dh]
eeg laballis². ld laballis¹ (1).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version