labaraafle
(m.l)Xoolaha intooda cagta ay dhulka dhigayaan ay tahay laba raaf sida biciidka, lo'da, ariga, deerada iwm.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labaraafle ↴
arruug [m.l]
Ubad labaraafle oo lix bilood jira.
ramo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-maday, -matay)
Labaraafle dhalay ilmihiisa xab ka leefleefid. ld ranso.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg