labbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1)1. Dad badan ama waxyaalo badan, qof ama wax ka doorasho. 2. Qof la soo bixid. 3. Gabar guursasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labbax ↴
farakalabbax [m.l]
ld 1. ld. farabbax¹.². ld. farakalabbixid.
kalabbax [m.l]
Kala miirmidda laba waxood oo isku jiray ay kalamiirmaan.
kalabbax [m.l]
(kiim.) Falgalka kiimikaad ee iskudhis u kala jabiya iskudhisyo ka kooban molikuyuullo fudud.
kalabbax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
1. Laba shay oo isku jiray kala miirmid. 2. Laba shey ama ka badan oo isku jiray kala furmid. 3. Derin, maro iwm kala siibmid. 4. Kala tegid.
kalabbaxsan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-naa, -nayd)
Wax kalabbaxay ahaansho.
kalabbaxsanaan [m.f.dh]
eeg kalabbaxsan. ld kalabbaxsanaansho.
Kalabbaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kalabbax-sanaan.
kalabbaxsasho [m.f.dh]
eeg kalabbaxso.
kalabbaxso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax duubnaa kala fidsasho.