Site icon Qaamuus

jawaabta

laciif
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-fyo/-fiin, m.dh)

l. ah: qof aad u tabar daran. ld daciif¹, liciif¹.

laciif
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)

Nafley tabaryarayn. ld daciif², liciif².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laciif

daciif [m.l]
ld laciif¹.

daciif [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
ld laciif².

daciifad [m.dh]
ld laciifad.

daciifi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld laciifi.

daciifid [m.dh]
ld laciifid.

daciifin [m.dh]
ld laciifin.

daciifis [m.l]
ld laciifin.

daciifsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld laciifsan.

daciifsanaan [m.dh]
ld laciifsanaan.

daciifsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld laciifsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version