laciifsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax tabar yar ahaansho. ld daciifsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laciifsan ↴
daciifsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld laciifsan.
daciifsanaan [m.dh]
ld laciifsanaan.
daciifsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld laciifsanaan.
dayaan [m.l] (fiis.)
Noqodka hir jabaq ee dul (gebi ama buur) xoogaa innaga fog ay soo celisay, oo ka laciifsan jabaqdii asalka ahayd. Faraqa waqtiga ee ayoonka iyo jabaqda asalka ah, waxa ay muujisaa fogaanta gebiga ama buurta iwm.
laciifsanaan [m.f.dh]
ld daciifsanaan, daciifsanaansho, laciifsanaansho.
laciifsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld laciifsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg