ladaab
(m.l) (-byo, m.dh)Legga xoolaha.
ladaab
(m.dh)1. Waraabinta xoolaha maalin walba la waraabiyo. 2. L. ah: xoolo maalin walba biyo cabba.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ladaab ↴
durduur [m.dh]
1. Rakaad. 2. Ladaab. 3. Biyo la siiyo neef hore u cabbay.
ladaabad [m.l]
ld ladaabasho.
ladaabasho [m.f.dh]
eeg ladaabo. ld ladaabad.
ladaabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xoolo maalin walba waraabin.
ladaabin [m.f.dh]
eeg ladaabi. ld ladaabis.
ladaabis [m.l]
ld ladaabin.
ladaabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Xoolo maalin walba biyo cabbid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg