Site icon Qaamuus

jawaabta

ladqabee
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-beeyay, -baysay)

1. (f.g) Qof caraysan maslixid. 2. (f.mg) Kala l.: laba qof ama ka badan oo dagaashan maslaxo dhex dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ladqabee

ladqabayn [m.f.dh]
eeg ladqabee. ld ladabays.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version