Site icon Qaamuus

jawaabta

lafaggur
(m.l)

1. Bixinta meel jabtay lafaha laga bixiyo. 2. Ka baaraandegga arrin iwm lagu sameeyo. ld lafaggurid.

lafaggur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

1. Meel lafi ka jabtay burbur ka bixin. 2. Timir, hilib iwm lafo ka gurid. 3. Arrin ka baaraandeggid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lafaggur

lafaggurid [m.f.dh]
eeg lafaggur². ld lafaggur¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version