Site icon Qaamuus

jawaabta

lafajebis
(m.l)

1. Qori ama bir lafaha lagu jejebiyo. 2. L. ah: hadal sharafta iyo shaqsiyadda qofka wax u dhima.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lafajebis

digo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-gtay, -gatay)
1. (f.g) Aroos cid ugu wacasho. 2. (f.mg) Ku d.: col jabay, qof laga adkaaday iwm hadal lafajebis ah ku dhihid.

jurxo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Hadal lafajebis ah oo cid lagu yiraahdo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version