lagudhufte
(m.l) (-tayaal, m.l/dh)(xis.) Tirada ama tibixda lagu dhufto tiro ama tibix kale (dhufte) marka la sammeynayo iskudhufasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lagudhufte ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg