Site icon Qaamuus

jawaabta

lahjad
(m.dh) (-do, m.l)

Af guri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lahjad

afguri [m.l] (-iyo, m.dh)
Af gaar ah oo looga hadlo degaan ka mid ah waddan, kana yara duwan afkiisa rasmiga ahi; lahjad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version