Site icon Qaamuus

jawaabta

lajo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Aleel yaryar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lajo

cidlajoog [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Nafley la rabbaysna.

golajoog [m.l]
1. Haybad iyo muuqaal qurxoon oo qof leeyahay. 2. Goobjoog. 3. Qof waaya-aragnimo dheeraad u leh sida garta loo qaado.

islajoog [m.dh]
Lax irmaan oo daaqsinta aan laga reebin ilmaha.

la [mu.y.ac]
Magacuyaal tilmaamaya in faluhu uu yahay qof aan la aqoon ama aan la caddaynin. Tus. “Waa la yiri”.

la [h]
Qurub lagu isticmaalo falka bidixdiisa oo tilmaamaya wehelin ama wax wada qabsi. Tus. “Cali buu la socdaa”, “Wuu ila shaqeeyaa”, “Kursigaan la tag!”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version