Site icon Qaamuus

jawaabta

lamafilaan
(m.l)

L. ah: wax si kedis ah ku dhaca ama ku yimaad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lamafilaan

bashiisho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-shaday, -shatay)
1. Si lamafilaan ah ugu dhalid meel aan la rabin (neef). 2. Arrin sidii loo qorsheeyey si ka duwan u dhicid.

kedo [m.dh]
1. Wax si degdeg iyo lamafilaan ah ku dhaca; aan la iska jirin; lamafilaan. 2. (fk) Si kedis ah; islamarkiiba.

layaab [m.l]
Dareen aan caadi ahayn oo ka dhasha dhacdo lamafilaan ah. ld yaab.

qab [m.dh] (-bo, m.l)
1. Bir dugaagga lagu dabo; birshabeel. 2. Labo shay isku dhacay dhawaaqooda. 3. Belo lamafilaan ah oo si kedis ah ku dhacda.

qaflad [m.dh.fk]
Kedo; lamafilaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version