lambari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax lambar u yeelid. ld lambaree, nambaree, nambari.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lambari ↴
lambarayn [m.dh]
ld lambarin.
lambaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
ld lambari.
lambarin [m.f.dh]
eeg lambari. ld lambarayn, lambaris, nambarayn, nambarin, nambaris.
lambaris [m.l]
ld lambarin.
nambarayn [m.dh]
ld lambarin.
nambaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
ld lambari.
nambari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld lambari.
nambarin [m.dh]
ld lambarin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg