laqsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld liqsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laqsan ↴
balaqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax balaq ah ahaansho.
balaqsanaan [m.f.dh]
eeg balaqsan. ld balaqsanaansho.
balaqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld balaqsanaan.
hambalaalaqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax kala daadsan ahaansho.
hambalaalaqsanaan [m.f.dh]
eeg hambalaa-laqsan. ld hambalaalaqsanaansho.
hambalaalaqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hamba-laalaqsanaan.
jalaqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof xubno dabacsan oo qurxoon ahaansho.
jalaqsanaan [m.f.dh]
eeg jalaqsan. ld jalaqsanaansho.
jalaqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jalaqsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg