Site icon Qaamuus

jawaabta

lar
(m.l)

1. Xusuus xun. 2. Laqanyo.

lar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

1. Wax, wax kale ku kordhin. 2. Wax, wax kale ku qurxin.
Waax, Fallar, Leber, Yaaw, Yuuc*

Waax = 1/4 Fallar = 1/8 Leber = 1/16 Yaaw = 1/32 Yuuc = 1/64


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lar

raaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax socda wax kale ku darid. 2. Xoolo cid ilaalisa u yeelid. 3. Habaar ama duco cid ku larid. ld raacsii. raacsii

ibalaroor [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Geed-nagaar xajiinka u eg oo xooluhu aad u daaqaan, kuna dararaan markiiba. ld iballaroor. iballaroor

iballaroor [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
ld ibalaroor. ibalaroor

dareen-xanuun [m.l] (-eemo ..., m.l)
(daaw.) Xanuun aad u daran oo gubasho ah ama mudid ah oo badanaa raaca lareemayaasha.

doollar [m.l]
Lacagta rasmiga ah ee waddanka Mareykanka.

fallar [m.l.t] (-rro, m.dh)
Wax siddeed meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; tumun. Tus. “Hasha la shireystay f. iga sii”.

karriinlarroor [m.l]
1. Degdeg badan. 2. Qof degdegsiinyo badan.

laran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax, wax kale lagu laray ahaansho.

l [m.dh] (la', laan, laam)
Xarafka laba iyo tobnaad ee xuruufta soomaaliga, ahna shibbane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version