Site icon Qaamuus

jawaabta

laxni
(m.l)

Wax si qalad ah loo qoro ama loogu dhawaaqo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laxni

naxli [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Xumaan xaasidnimo ku jirto. 2. ld laxni. 3. Dheecaanka ka soo baxa nabar buka.

lax [m.dh] (-xo, m.l)
1. Neef ido ah oo curtay. 2. Meesha xoonku ku hoydo oo ilmaha gashado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version