Site icon Qaamuus

jawaabta

layr
(m.dh)

Dabayl aan xoogganayn oo qabow; neecaw.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh layr

callayr [m.dh]
Garannuug dheddig oo aan weli gaarin da'dii rimay qaadka.

gallayr [m.l] (-rro, m.dh)
Nooc haadda ka mid ah, la bah ah dafada, hilib cun ah, manjo iyo af guduudan leh oo loo adeegsan karo ugaarsiga iyo ilaalinta beeraha. ld gariir¹ (2).

gallayrrayn [m.f.dh]
eeg gallayrree. ld gallayryayn.

gallayrree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Sida gallayr u qaylin. ld gallayryee.

gallayryayn [m.dh]
ld gallayrrayn.

gallayryee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yeeyay, -yeysay)
ld gallayrree.

layrad [m.l]
ld layrasho.

layrasho [m.f.dh]
eeg layro. ld layrad.

layri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dabayl u dhigid.

la [mu.y.ac]
Magacuyaal tilmaamaya in faluhu uu yahay qof aan la aqoon ama aan la caddaynin. Tus. “Waa la yiri”.

la [h]
Qurub lagu isticmaalo falka bidixdiisa oo tilmaamaya wehelin ama wax wada qabsi. Tus. “Cali buu la socdaa”, “Wuu ila shaqeeyaa”, “Kursigaan la tag!”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version