layrso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Neecaw isu dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh layrso ↴
layrsasho [m.f.dh]
eeg layrso. ld layrsad.
layr [m.dh]
Dabayl aan xoogganayn oo qabow; neecaw.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg