layso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)Wax dhammaysasho. ld laaso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh layso ↴
idlayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Wax dhammaantood isticmaalid. 2. Wax inta ugu dambeysa isticmaalid.
laaso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld layso.
waalayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Waalo cayaarid.
xalaalayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Wax aan xalaal ahayn xalaal ka dhigasho. 2. Hanti dad kale leeyahay isasiin.
alxamdulillayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ilaah u mahadnaqid.
beelayso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-stay, -satay)
1. (f.g) Qolo kale xoog ku qabsasho oo beel ka dhigasho; gumaysasho. 2. (f.mg) Dad kala firirsanaa si ay isu kaashadaan meel wada degsasho.
bislayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Cunto bisayl ka dhigasho. 2. Arrin u gogol xaarasho si aan go'aan qaadashadeeda loogu dhibtoon.
cuslayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Hawl, arrin iwm wax culus oo dhib leh ka dhigasho.
dallayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Qof, wax uusan lahayn xalaalaysasho.
daxalayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Bir ama xadiid-sulub, daxal yeelasho.
lay [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-aayay, -aysay)
1. Wax baabi'in. 2. Wax dhammayn. ld laa.