ligid
(m.f.dh)eeg lig.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ligid ↴
faaligid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faalig. ld faalugid. faalig, faalugid
halligid [m.dh]
ld halaagid.
ligligid [m.f.dh]
eeg liglig².
lig [m.dh]
Wax kor u taagan oo toosan oo aan soo laabmayn ahaan; wax likaysan ama liqdaaran.
lig [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wax meel taagid si aysan u dhaqdhaqaaqin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg