liibaan
(m.dh)Khayr; baraare; guul.
liibaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nay, -ntay)Khayr la kulmid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liibaan ↴
bashiishad [m.l]
1. Neef la rabay in la ogaado kolkuu dhalayo, oo cidla ku dhala. 2. Arrin aan sidii la rabay noqon oo aan lagu liibaanin. 3. ld bashiishasho.
dhurow [m.l]
1. Liibaan; khayr. 2. ld dhuroobid.
gallad [m.dh]
Deeq; liibaan; abaal; mahad.
guul [m.dh] (-lo, m.l)
Dagaalka ama tartanka oo lagu adkaado; lib; libin; liibaan.
liibaanid [m.f.dh]
eeg liibaan².
qaneecaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Wax barako yeelasho. 2. Ku q.: wax ku liibaanid. ld caneeqaad².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg