Site icon Qaamuus

jawaabta

liic
(m.l)

Foorar; janjeer.

liic
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

Wax dhinac u janjeerid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liic

ciirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax awood yari dartii la liicay ahaansho.

deridhacyee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yeeyay, -yaysay)
1. Qof socda tabardarro awgeed hadba dhan u liicid. 2. Qof dan la'aan u wareegid.

heeti [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Xarrago la liicliicid. 2. ld hiti.

liici [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dhinac u jenjeerin.

liicid [m.f.dh]
eeg liic. ld liicis.

liicin [m.f.dh]
eeg liici. ld liicis.

liicis [m.l]
ld liicin.

liicliic [m.l]
Tabarddarro awgeed oo hadba dhinac loo janjeersado. ld liicliicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version