Site icon Qaamuus

jawaabta

liici
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax dhinac u jenjeerin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liici

deridhacyee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yeeyay, -yaysay)
1. Qof socda tabardarro awgeed hadba dhan u liicid. 2. Qof dan la'aan u wareegid.

liicid [m.f.dh]
eeg liic. ld liicis.

liicin [m.f.dh]
eeg liici. ld liicis.

liicis [m.l]
ld liicin.

liicliicid [m.f.dh]
eeg liicliic². ld liicliic¹.

rakooc [m.l]
Madax in yar hoos u liicinta qof sameeyo hurdo darteed. ld rakoocid.

rakooc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Muddo yar hurdo darteed madaxa hoos in yar u liicin (qof).

raxaabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Wax hadba dhan u liicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version