liicin
(m.f.dh)eeg liici. ld liicis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liicin ↴
liicis [m.l]
ld liicin.
rakooc [m.l]
Madax in yar hoos u liicinta qof sameeyo hurdo darteed. ld rakoocid.
rakooc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Muddo yar hurdo darteed madaxa hoos in yar u liicin (qof).
liic [m.l]
Foorar; janjeer.
liic [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Wax dhinac u janjeerid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg