Site icon Qaamuus

jawaabta

liidid
(m.f.dh)

eeg liid².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liidid

taqliidid [m.f.dh]
eeg taqliid². ld taqliid¹.

xaqir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid liidid ama yasid.

liid [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. L. ah: qof jilicsan oo tabar yar. 2. Nacas, doqon.

liid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Cid quursasho; yasid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version