Site icon Qaamuus

jawaabta

liilan
(m.l) (-mmo, m.dh)

Dun dhuuban, miiqan oo wax lagu tosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liilan

liilansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Ku l.: wax wax kale ku lammaan ahaansho.

liilansanaan [m.f.dh]
eeg liilansan. ld liilansanaansho.

liilansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld liilansanaan.

miiq [m.l] (-qyo, m.dh)
1. Liilan dun ah. 2. ld miiqid.

xug [m.dh]
X. ah: xaskul qori lagu xaquuqay oo buruqdii laga milay oo liilankii caddaa isu haray. 2. ld xuf.

liil [m.dh]
1. Dun mayraxeed oo adag. 2. L. ah: wax adkaysi leh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version