liilgeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Wax qiimaha ay leeyihiin siin. 2. Wax dhammaystir.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liilgeli ↴
liilgelin [m.f.dh]
eeg liilgeli.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg