liimadhanaan
(m.dh)ld liindhanaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liimadhanaan ↴
oranjo [m.dh]
Liin kulkulucsan, waxoogaa ka waaweyn liimadhanaanta oo macaan. ld araanjo.
liindhanaan [m.dh]
Nooc liinta ka mid ah oo dhadhan dhanaan ah leh. ld liimadhanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg