Site icon Qaamuus

jawaabta

liimo
(m.dh)

ld liin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liimo

liimonaato [m.dh]
Walax budo ah oo la qaso laiskuna qaras bixiyo.

liimo-ugunji [m.dh]
ld liin-ugunji.

liimo-xaali [m.dh]
Liin bambeelmada ka yaryar liin dhanaantana ka waaweyn oo dhadhan macaan leh. ld liin-xaali.

liin [m.dh]
1. Miro yaryar, kuuskuusan, leh biyo dhanaan oo laga helo fitimiin C. 2. Geedka mirahaasu ka baxaan. 3. Midabka dharka lagu naqshadeeyo. ld liimo.

liinmacaan [m.dh]
Nooc liinta ka mid ah oo dhadhan macaan leh; liimo-xaali.

liin-ugunji [m.dh]
(bot.) Geed caleemo dhuudhuuban leh, dhala miro kulkulucsan oo midab hurdi ah leh, lana miirto biyaheeda. ld liimo-ugunji.

liinxaali [m.dh]
ld liimo-xaali.

tolliimo [m.dh]
1. ld tolmo. 2. ld tolnimo.

waliimo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Martisoor weyn oo marti sharaf lagu maamuuso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version