Site icon Qaamuus

jawaabta

liinbixid
(m.f.dh)

eeg liinbax². ld dhiinbixid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liinbixid

dhiinbixid [m.dh]
ld liinbixid.

fasakh [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-khay, -khday)
1. (f.g) Haweeney saygeeda oo aan ogeyn ama raali ka ahayn furid (qaalli). 2. (f.mg) Dhar iwm liinbixid. ld fasaq².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version