Site icon Qaamuus

jawaabta

like
(m.l)

Geed yar oo dhulka ka soo fooca oo aan caleemo iyo ubax midna yeelan, midabkiisuna guduudyahay, boqoshaaga u eg oo la cuno.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh like

likayn [m.f.dh]
eeg likee.

likee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-keeyay, -kaysay)
Ka l.: wax meel ka taagid.

silikeyt [m.l] (-tyo, m.dh)
(kiim.) Iskudhisyo tiro badan oo leh ayoonno bireed iyo iskudhisyo silikon-ogsijiin oo kakan. Silikeytyo badan ayaa si dabiici ah ugu jira dhagaxda iyo macdanta.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version