lingax
(m.l)ld ningax¹.
lingax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)ld ningax².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lingax ↴
lingaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
ld ningaxan.
lingaxasho [m.dh]
ld ningaxasho.
lingaxnaan [m.dh]
ld ningaxnaan.
lingaxnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ningaxnaan.
lingaxo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-xday, -xatay)
ld ningaxo.
ningax [m.l]
Mayrax, maro iwm. oo qarka lagaga duubo haruub si uu weelka aad ugu qabsado. ld lingax¹, niggax¹.
ningax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday; -gixi)
Haruub qarka mayrax, maro, iwm ugu duubid si uu weelka aad ugu qabsado. ld lingax², niggax².
ningaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
Haan wax la ningaxay. ld lingaxan, niggaxan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg