liqdaarid
(m.f.dh)eeg liqdaar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liqdaarid ↴
liqdaar [m.l]
Taagnaan aan dhaqdhaqaaq lahayn.
liqdaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Si aan dhaqdhaqaaq lahayn u istaagid. ld isliqdaar.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg