liqsanaan
(m.f.dh)eeg liqsan. ld laqsanaan, laqsanaansho, liqsanaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liqsanaan ↴
cilmiga filiqsanaanta xayawaanka [m.l]
(c.nafl.) Barashada filiqsanaanta xayawaanka dhulka Oogadiisa.
dhiliqsanaan [m.dh]
ld dhillisnaan.
dhiliqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhillisnaan.
filiqsanaan [m.f.dh]
eeg filiqsan. ld filiqsanaansho, firiqsanaan, firiqsa- naansho.
filiqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld filiqsanaan.
filiqsanaanta-qawmiyadaha [m.dh]
(juqr.) Barashada sayniseed ee fliqsanaanta goboleed ee faracyada ama jinsiyadaha bani-aadamka iyo dhaqamadooda.
laqsanaan [m.dh]
ld liqsanaan.
laqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld liqsanaan.
liqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld liqsanaan.