Site icon Qaamuus

jawaabta

lisad
(m.l)

ld lisasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lisad

dhebilisad [m.l]
ld dhibidhisasho.

dhibilisad [m.dh]
ld dhibidhisasho.

lisasho [m.f.dh]
eeg liso. ld lisad.

micilisad [m.l]
ld miciyalisasho.

miciyalisad [m.l]
ld miciyalisasho.

lis [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Caano markaas la lisay. 2. Wax kastoo caano ama dhacaan leh sida xabagta iyo cinjirka iyo dhiinka miraha, oo la soo tuujiyo. 3. ld lisid.

lis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Caano maalid. 2. Mindi af u yeelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version