lismo
(m.dh)Hab naasaha xoolaha looga saaro caano. ld lismo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lismo ↴
idiyaalismo [m.dh]
Aragti ku dhisan falsafad leh in aqoontu ay tahay miro maskaxeed.
lisid [m.f.dh]
eeg lis². ld lis¹ (3), lismo.
lis [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Caano markaas la lisay. 2. Wax kastoo caano ama dhacaan leh sida xabagta iyo cinjirka iyo dhiinka miraha, oo la soo tuujiyo. 3. ld lisid.
lis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Caano maalid. 2. Mindi af u yeelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg