Site icon Qaamuus

jawaabta

lixdanaad
(m.l)

Sanadaha u dhexeeya lixdanka ilaa lixdan iyo sagaalka.

lixdanaad
(m.l.t.j)

Tirada jagaale, kan lixdanka u dhigma. ld lixdamaad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lixdanaad

lixdamaad [m.l.t.j]
ld lixdanaad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version