mųr
(m.l)Xubinta taranka ee haweenka.
mur
(m.l)Kalluun aad u yaryar oo markaas ugxantii ka baxay oo lullumada qaabkeeda leh.
mur
(m.dh)Wadiiqo yar.
mur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Ka m.: orod cid kaga dheereyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mųr ↴
xaajaggal [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
X. ah: nin wax garad ah oo xaajo murugtay ka garnaqa.
jaalle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Wadey; saaxib; jaal. 2. Qof shaqo, farxad, murugo iwm la qaybsada cid kale.
jaantus Argrand [m.l] (-syo ..., m.dh)
(xis.) (Sallax murakab) Laba addimaale habdhiska kulannada kaartis ee lagu muujiyo tirooyinka murakabka ah. Tirada x + iy waxa lagu muujin karaa barta kulannadeedu yihiin (x, y).
maahmaah [m.dh] (-ho, m.l)
Erayo kooban, qaafiyad leh, oo sheegaya murti waayo-aragnimo xambaarsan. ld maahmaahyo.
ooddin [m.dh]
Xanuun saableyda qabta oo ka dhasha jug, dabayl xoog leh ama muruqo go'.
tacsi [m.dh]
1. Hadallo qof laga dhintay loo jeediyo oo lagu samirsiiyo. 2. Lacag loo geeyo qof laga dhintay. 3. Murugo dhawr maalmood loo hayo qof dhintay.
ulaysi-dagiiran [m.l]
Waddo halka ay ka billaabanaysa u ballaaran, halka ay ku dhammaanaysana u ciriiryoon oo dagiiranka lagu soo qumiyo si ay ugu ururaan edegga. Mur-dagiiran.
addinmaal [m.l] (-llo, m.dh)
ld muruqmaal.
afar-madaxle [m.l]
(c.nafl.) Muruqyada ugu waaweyn ee lugta fidiya midkood, wuxu ku yaal bowdada.
akeekan [m.l]
1. Muran hagag ku jiro; cilaaq. 2. ld akeekamid.