Site icon Qaamuus

jawaabta

macaluul
(m.dh)

Dhuubnaan ama xayeesinnimo ku dhacda nafleyda oo ka dhalata nafaqadarro.

macaluul
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-uulay, -uushay)

Naflay nafaqo-darro ama jirro darteed u caatoobid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macaluul

daac [m.dh]
Qabatoon; macaluul; diihaal. qabatoon, macaluul, diihaal

macaluulan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Nafley caato ahaansho. ld macaluushan.

macaluuli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley caateysiin.

macaluulid [m.f.dh]
eeg macaluul². ld macaluulis².

macaluulin [m.f.dh]
eeg macaluuli. ld macaluulis¹.

macaluulis [m.l]
ld macaluulin.

macaluulis [m.dh]
ld macaluulid.

macaluulnaan [m.dh]
eeg macaluulan. ld macaluulnaansho, macaluushanaan, macaluushanaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version