macangag
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)M. ah: qof aan waxba laga dhaadhicin karin.
macangag
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)Ku m.: arrin diididdeeda ama fulinteeda ama aad ugu adkeysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macangag ↴
haaco [m.l]
Qof aad u garaad yar; qof macangag
ah.
abaddar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Qof aan waxba laga dhaadhicin karin; macangag. 2. Geesi aan caqli lahayn.
lamakaraan [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
L. ah: qof garmaqaate ah; macangag.
macangagid [m.f.dh]
eeg macangag².
macangagnimo [m.dh]
Macangag ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg